Soomaali Bible
Introductions Soomaali Bible
Nouveau Testament Soomaali
Ereyga nolosha ee af Soomaliga ee Axdiga cusub (iyo Kitaabka oo dhan oo laga shaqeynaya) macnaha laga soo turjumay qoraalada luuqadihii asalka ahaa, oo si fudud loo akhrin karo loona fahmi karo. Akhristayaashaya la beegsanayo waa papa asalkoodu yahay soomaali ee degan Bariga Afrika iyo qurba joogta. Dhamaantood wey fahmni karaan lahjada dhexdhexaadka ah iyo qoraalka guud ahaan loo aqbalay ee loo isticmaalay Kitaabkaan Quduuska ah. Turjumaadaan ugu horeyntii waxaa loogu talagalay cibaado ahaan iyo qalab lagu gaaraayo dadka masiixiyiinta iyo kuwa aan masiixiyiinta ahaynba, kuna haboon dhalinyarada Soomaaliyeed. Turjumaanadu waxey u isticmaaleen NIV qoraalkooda aasaasiga iyagoo had iyo jeerba kasoo xiganaya afka Cibraaniga iyo kan Gariiga si ey u cadeeyaan macnaha. Turjumida waxaa ka mid ah hordhacyada buugagta ee loo isticmaalay qoraalo hoose si loo sharaxo muhiimada dhaqamadii hore ee lagu dhaqmayay. Dhamaan aayadaha shaki ka jiro waxaa lagu daray sharaxaada hoose.Le Nouveau Testament somalien contemporain (Bible complète en cours de développement) traduit le sens des textes en langue originale et est facile à lire et à comprendre. Le public cible est constitué des Somaliens originaires de toute l’Afrique de l’Est et de la diaspora. Tous les groupes seront capables de comprendre le dialecte central et l’orthographe communément acceptée utilisés dans cette Bible. Cette traduction se veut avant tout un texte de dévotion et de sensibilisation, destiné aussi bien aux chrétiens que aux non-chrétiens, et adapté à la jeunesse somalienne. Les traducteurs ont utilisé la NIV comme base de leur travail en faisant fréquemment référence aux textes hébreux et grecs pour en clarifier le sens. La traduction comprend des introductions de livres et utilise des notes de bas de page limitées pour expliquer d'importantes pratiques culturelles anciennes. Tous les versets douteux sont inclus dans les notes de bas de page.
