Soomaali Bible

Soomaali Bible

Biblica, Inc.
v1.1 (2) • Updated Dec 01, 2024
5.0 ★
10 Reviews
100+
Downloads
Android 5.1++
Requires
SPONSORED AD
Nome Soomaali Bible
Versão Android 5.1+
Editor Biblica, Inc.
Género BOOKS AND REFERENCE
Tamanho 10 MB
Versão 1.1 (2)
Última atualização em 2024-12-01
Downloads 100+
Obter em Google Play


Download Soomaali Bible Android

Download APK (10 MB )

Soomaali Bible

Introductions Soomaali Bible

Soomaali Novo Testamento

Ereyga nolosha ee de Soomaliga ee Axdiga cusub (iyo Kitaabka oo dhan oo laga shaqeynaya) macnaha laga soo turjumay qoraalada luuqadihii asalka ahaa, oo si fudud loo akhrin karo loona fahmi karo. Akhristayaashaya la beegsanayo waa dadka asalkoodu yahay soomaali ee degan Bariga Afrika iyo qurba joogta. Dhamaantood wey fahmni karaan lahjada dhexdhexaadka ah iyo qoraalka guud ahaan loo aqbalay ee loo isticmaalay Kitaabkaan Quduuska ah. Turjumaadaan ugu horeyntii waxaa loogu talagalay cibaado ahaan iyo qalab lagu gaaraayo dadka masiixiyiinta iyo kuwa aan masiixiyiinta ahaynba, kuna haboon dhalinyarada Soomaaliyeed. Turjumaanadu waxey u isticmaaleen NIV qoraalkooda aasaasiga iyagoo had iyo jeerba kasoo xiganaya afka Cibraaniga iyo kan Gariiga si ey u cadeeyaan macnaha. Turjumida waxaa ka mid ah hordhacyada buugagta ee loo isticmaalay qoraalo hoose si loo sharaxo muhiimada dhaqamadii hore ee lagu dhaqmayay. Dhamaan aayadaha shaki ka jiro waxaa lagu daray sharaxaada hoose.
O Novo Testamento Contemporâneo Somali (Bíblia completa em desenvolvimento) traduz o significado dos textos no idioma original e é fácil de ler e entender. O público-alvo são somalis nativos de toda a África Oriental e da diáspora. Todos os grupos serão capazes de compreender o dialeto central e a ortografia comumente aceita usada nesta Bíblia. Esta tradução pretende ser principalmente um texto devocional e de divulgação, destinado tanto a cristãos como a não-cristãos, e adequado para jovens somalis. Os tradutores usaram a NVI como base de seu trabalho, com referências frequentes aos textos hebraico e grego para esclarecer o significado. A tradução inclui introduções de livros e usa notas de rodapé limitadas para explicar importantes práticas culturais antigas. Todos os versículos duvidosos estão incluídos nas notas de rodapé.
SPONSORED AD

Download APK (10 MB )